Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo lagu soo dhoweeyey Koonfurta Gaalkacyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ooe hoggaamiya Garabka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku qasbanaaday inay tagaan magaalada Gaalkacyo si ay ula kulmaan Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya. Xaaf iyo Sheekh Axmed Shaakir ayaa safar cirka ah ku tegay magaalada Gaalkacyo halkaasoo loo wareejiyey … Continue reading Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo lagu soo dhoweeyey Koonfurta Gaalkacyo (Daawo Sawirro)